Habka Oogista &Qaadiska Dacwadaha Ciqaabta

Habka Oogista &Qaadiska Dacwadaha Ciqaabta

Ujeeddooyinka cutubkan Aqristuhu marka uu aqriyo cutubkan wuxuu si wanaagsan ufahmayaa arimaha hoos ku qoran:1- Noocyada Maxkamadaha qaado Dacwadaha ciqaabta ah2- Ikhtisaaska iyo awoodaha maxkamadda Dagmada ee dhinaca ciqaabta3- Ikhtisaaska Maxkamadaha Gobalka, Racfaanka iyo maxkamadda sare ee dhinaca ciqaabta4- Sida loo xaddido ikhtisaaska dhinaca maaddada ee maxkamadda5- Qaabka loo xaddido ikhtisaaska dhinaca dhulka amaxuduuda ee…